waxaan been ahayn somalia inay tahay wadan wayn oo ah 100% muslim jecel wadan kooda lakin ay qabsatay musiibo hadaba soomaaliyow maxaad u bandhigilahayd somalida kale oo aad is leedahay waa looga baxaa musiibadaas adigoo kadhiibanaayo ra yigaada ah na somali yaadna is leedahay waa uu kadan beeyaa musibada hada taagan oo ugu danbeeso wadan mise somali dhaxdeeda mise aduunka oo ku fiir sanaayo xoghaysada maraykanka oo tiri 8 million oo hays to 2 bad bada cas iyo bad waynta hindiya maxaa sababay inaysan haysan 70 million halbadna kadhibo ra yigaada adigoo ku mahad san mana ahan dood ee waa is waydeersi qof waliba rayigiisa yaah bye walaalayaal
Somalia